Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 6-aad ee Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Waddada Laacdheere -ย Rabaable ee Gobolka Nugaal...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda, ayaa maanta Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay xilka kula kala...
Gaasimaha Guud ee Wasaaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda ciyaaraha...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hon. Jabriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud Mudane maxamed Saney Dalmar...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daahfuray Munaasabad lagu soo bandhigayay Qorshahaha...
Guddoomiyaha guddiga la socodka iyo dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa loo doortay Xildhibaan Xuseen Iidoow,ย ...
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday xiritaanka diiwaangelinta tartanka Xajka iyo Cumrada ee sanadkan, kaasi...
Hey'adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SODMA, ayaa ku dhawaad 300 oo qoys oo danyar ah gargaar ugu qeybisay gudaha degmada...
Shirka degdega aha ee xalay lagu qabtay xarunta golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si cad loogu taageeray Midnimada JFS...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale si buuxda u adkeeyay ilaalinta madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo wada jirka Jamhuuriyadda...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hayโado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho