Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan magaalada Washington ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirada...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa saaka Khawaarijta ka xoreeyay Deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Baay. Wariyaha Warbaahinta Qaranka Siraaji...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka Wareegga Afar dhamaadka (Semi final) ee Tartan Cilmiyeedka Ramadan ee...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta boqolaal kun oo Muslimiin ah la gutay Cumrada...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaarey ardey tartamayaal ah oo ka kala socda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkigu soo gudbineynaa sawirrada degaanka dalxiiska ku wacan ee Budbud oo maanta laga xoreeyey Khawaarijta....
Ciidanka xoogga dalka ayaa duleedka magaalada Janaale ee gobolka Shabeellada Hoose ku laayey koox Khawaarij ah oo dooneysay inay jidka...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Mudane Maxamed...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...
Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho