Magaalada Dhuusamareeb waxaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen dufcadii ugu horeysay ee dhalinyarada dib uga soo laabatay fikirka xagjirka...
Madaxweynaha Tatarstan Rustam Minnikhanov oo ka tirsan Federaalka Ruushka ayaa kulan sagootin ah u sameeyay wufuud ka kala socotay dalalka...
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa ku sheegay wareysi uu siiyay wakaaladda wararka France-Presse, Jimcihii, in Ruushka uu isku...
Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta gaaray deegaanka Guulane oo hoos taga degmada Aadan-yabaal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta xafiiskiisa kulan sagootin ah kula yeeshay Safiirka Itoobiya ee...
Wasiir Ku Xiggeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf sheikh Al-Cadaala oo faahfaahin ka bixiyey...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Khartuum ee Dalka Suudaan uga qayb-galay Shirka Golaha Midowga...
Aqoon- Isweydeersigan oo ahaa mid ballaaran ayna ka faa’iideysteen ku dhowaad 30 ruux oo isugu jiray Wariyaal iyo Kooxaha ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho