Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan Abuukar iyo Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka...
Maamulada shirkadaha Isgaarsiinta Bariga Afrika ayaa Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya ku soo gabagabeeyay shir sanadle ah oo ay ka...
Senetor, Cisman Xaaji Maxamuud Dufle, ayaa sheegay in labada gole ee baarlamaanka XFS uu horyaallo sharci ku saabsan nidaaminta daawooyinka...
Magaalooyin dhowr ah oo ay ku jirto caasimadda Kyiv ee Ukrine, ayaa waxaa lagu garaacay mowjado gantaallo ah oo ay...
Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxaa...
Gudoomiyaha Degmada Kaxda, Mudane Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta kulan la qaatay guddiga Degmada Kaxda, kulankaan ayaa looga hadlayay dardar-galinta...
Isxaaq Macalin Aadan oo magaciisa Afgarashada Kooxda Nabadiidka Alshabab loo yaqaano uu yahay (Isxaaq Calooley) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka...
Shir heerkiisu sarreeyo oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo looga hadlaayay dardargalinta howlaha gurmadka...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha mudane Saalax...
Dooni ay saarnaayeen tobanaan tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalalka Yurub ayaa ku degtay xeebaha dalka Liibiya, waxaana wararku...
RADIO MUQDISHO:-Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta, oo tababar...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo Agaasimaha...
RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho