Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ku ansixiyay kulankooda "Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta" kadib wadatashiyo...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumegsiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa saxiixay xeerka bixinta shatiyada,...
Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Uganda Mr. Abubakhar Jeje Odongo ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu magaalada Kampala gaar ahaan xarunta...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda...
Madaxweynaha dowlad gobolkeedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kula la qaatay wafi ka socday Hay’adaha Caalamiga ee DRC iyo IMC...
Qaadi ka socda Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobolka Nugaal ayaa dhaariyay Guddoomiyayaasha heer Gobol iyo Degmo ee Guddiga Ku Meel...
Wakaaladaha wararka ee Ruushka ayaa maanta oo Khamiis ah soo wariyay in 3 boolis ah lagu dilay 8 kalana lagu...
Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka Sacuudiga iyo Iiraan, Amiir Faysal Bin Farxaan iyo Xuseen Amiir ayaa kulan ku yeeshay caasimadda Shiinaha...
Dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo sidii ay guulo wax ku Ool ah uga gaari lahayd dagaalka ka dhanka...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho