Munaasabada xuska maalinta caalamiga ah ee Oof-wareenka Adduunka oo la xuso sanad walbo 12 November si bulshada looga wacyigeliyo loona...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa...
Guddoomiyaha Hay’adda maareynta Musiiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka kulan kula...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlada Jubaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa daahfuray Ololaha Tallaalka isku dhafan ee Jadeecada iyo Dabaysha oo maanta...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kormeeray qaar...
Guddiga Madaxa Banaan ee dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka...
Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka ayaa maanta oo sabti ah tababar u furtay 30-saxafi oo ka kala socda...
Ciidamada Ukraine ayaa dib ula wareegay tobonaan degaan oo ku yaala koonfurta dalkaasi, ka dib markii Moscow ay ku dhawaaqday...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa furay kulanka Qaran ee...
Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar ayaa ugu baaqay shacabka ka barakacay degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud in ay dib ugu soo...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Jordan oo Sheegtay in Israa’iil ay Xadgudub ku Samaysay Madaxbannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya Warsaxaafadeed kasoo baxay...
RADIO MUQDISHO:-Kadib doorashadii golaha deegaanka ee gobolka Banaadir ee Khamiistii lasoo dhafaay 25-kii December 2025 ka dhacday caasimadda dalka, ayaa...
RADIO MUQDISHO:- Midowga Afrika ayaa si buuxda u caddeeyay in uu garab taagan yahay qaranimada, midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay madax-bannaanida,midnimada dhuleed, iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho