Ciidanka hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa howlgalka ATMIS ayaa saacadihii la soo dhaafay waxay howlgallo...
Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms...
Kalfadhigii maanta ay yeesheen golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka hay’adda nabad sugidda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa Magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sacuudi...
Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Iyo Arrimaha Garsoorka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane; Xasan Cabdulqaadir Maxamed oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta 60-aad...
Kulan maanta oo Arbaca ah dhexmaraya dalalka Shiinaha iyo Japan, ayaa looga hadlayaa arrimaha amniga labada dal, kulankan ayaa noqonaya...
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye guuto, Cabdikariin Cali Afrax ayaa hambalyo u diray ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u ku...
Sacuudi Carabiya ayaa lacag dhan 1 Bilyan oo dollar dhigay bankiga dhexe ee Yeman ee fadhigiisu yahay magaalada Cadan, sida...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo deryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Dr, Cali Xaaji Aadam ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kaga qeyb...
Ciidamada Amniga ayaa soo afjaray weerar Koox Khawaarij ah ay ku qaadeen Guri ay ku sugnaayeen Dad Shacab ah oo...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho