Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 83-aad, guutada 14-ka October ee fadhigooda yahay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada hoose,...
Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Saraakiil Ciidan, ayaa goordhaw gaaray degmada Xarardheere...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay inay door ka qaataan la dagaallanka...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bayaan rasmi ah Isniintii shalay ka soo saaray qorshaha Israa'iil ay ku balaadhinayso degaamada...
Shucuubta ku dhaqan dalalka caalamka aya maanta u dareeray xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ah munaasabad muhiim ah oo loo...
Labo Dhul-gariir ayaa waxay xalay ka dheceen Gobalka Hatay ee dalka Turkiga, oo dhaca xuduudka ay wadagaan dalka Suuriya. Hay’adda...
Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa beenisay jiritaanka warar laga faafiyey barnaamijka dhaqancelinta dadka ka soo goosta Khawaarijta ama...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Dr Maxamed Xasan Maxamed ayaa manta ka qaybgalay munaasabadda Aqoon...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa si...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 21-aad...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho