Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Xoghayaha guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada...
Shirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo looga hadlayo isku dubaridka howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta ka...
Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Qaramada Midoobey xafiiskeeda Shiinaha, ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxweynihii hore ee dalka Slovenia Danilo...
Ciidanka Boliiska Saldhigga Degmada Yaaqshiid, ayaa gacanta ku soo dhigay seddex rag ah oo ku eedeeysan Burcadnimo, kuwaas oo dhac...
Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu qaadi doono tillaabo militari oo uu kaga jawaabayo ku biiritaanka Finland ee ururka NATO, kaas...
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Fedaraala Soomaaliya, mudane Abshir Jaamac Huruuse, ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo...
Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ,ayaa maanta gargaar u qeybisay qaar ka mid ah Shacabka Degmada Bardheere ee Gobolka...
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa sida la filaya maanta oo Talaado ah hortagaya Maxkamad ku taalla magaalada New...
Maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa guri uu degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe ku weeraray horjooge sare oo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho