Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashe Yusuf Ahmed, ayaa maanta ka qeyb-galay meertada shirka saddexaad ee Garsoorka...
Ciidanka xoogga dalka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey dhulka howdka ah ee dhaca bariga...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo booqday Xarunta Safaaradda Imaaraad-ka ee Muqdisho Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin,...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday xubi ka tisanaa khawaarijta oo hub ku waday mooto Bajaaj. Maxamed Farxan...
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada Gobolka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo uu wehliyo Ku-xigeenkiisa Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa...
Wasiirka Wasaraadda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdinasir Abdi Carush,ayaa Guddoomiyey Shir ku qabsoomay Aaladda...
Madaxweynaha Soomaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u horreysay ka hadlay magacaabista Cabdikariin Xuseen Guuleed oo uu maalin ka hor...
Kulankani oo shir guddoomiye taliyah guutada 14=October a ee ciidanka xoogga dalka Gashanle dhexe Nuur Maxamed Gaabow (Nuur farey) oo...
Kudhawad 120 Qoys oo dan,yar ah aya kafa,ideystay Deeq Rashin ah oo ay Dowlada Soomaaliya Garsiisay shacabka Dagmada Maxaas ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho