Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada Khawaarijta...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo warbaahinta la hadlay ayaa xoojiyay fulinta amarkii...
Dalalka Qatar iyo Baxrayn ayaa wada dadaal lagu soo celinaayo xiriirkii diblomaasi ee u dhaxeeyay labadaasi dal,isla markaana lagu xallinaayo...
Shirka waxaa ka qayb galay Taliyaha ciidanka Boliiska, Guddoomiyaha gobolka Bari, Duqa degmada Boosaaso,Taliyaha ciidanka Daraawiishta,Taliyaha nabad sugidda, Wasiir ku...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka Wareegga 3-aad ee Tartan Cilmiyeedka Ramadan ee Warbaahinta Qaranka oo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa caawa soo agaasimay kulan afur-wadareed ah oo ay ka soo qaybgaleen qaybaha kala duwan...
Senator Axmed Maxamed Cali Afcadey ayaa maanta furinta kula soomay ciidanka xoogga dalka, Senatorka oo goob fagaare ah ugu khudbeeyey...
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Finland Pekka Haavisto ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay ka taageereyaan dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha Mr Pekka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta kormeeray Hoggaanka Gaadiidka Booliska iyo Keydinta Saadka Ciidanka. Kormeeka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho