Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddiga gaar-ka ah ee ka soo...
Muqdisho, 13 March 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ay uga bilaabatey magaalada...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga igo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta guddoomiyey shirka howl-gelinta iyo xog-isweydaarsiga ee...
Wafdi uu hogaaminayo Agasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS Dr Hussein Sheikh Mohamud oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo, halkaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka ayaa tilmaamay in dowladda ay...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmad Firin, ayaa Maanta Kormeerey shaqo ku tagay Isbitaalka Madiina ee Ciidanka Boliiska....
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, ???????????????????????? ???????????????? ???????????????????????????????? ???????????????????????????????? oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta qabatay Kulanka Seddex-biloodba mar la qabto ee Iskuduwidda Hawlaha Caafimaadka Soomaaliya, kaasoo socon...
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee...
Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan fursadaha ka jira...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho