Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta safiirka Soomaaliya u jooga dalka Imaaraat- ka carabta, Axmed Jumca...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane, Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Jaamac...
Kooxda khawaariijta arxanka daran ayaa wajahaya cabsi iyo kala carar ka dib markii ay jab xooggan kala kulmeen gulufka dagaal...
Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa sheegay inay ugu yaraan Afar qof ku geeriyootay meel ka baxsan Xeebaha Badda Aegean ee dalkaasi,...
Shirweynaha waxbarashada dalka ayaa galay maalintiisa 3-aad, waxaana soconaya dood cilmiyeedyo kala duwan oo ay ka mid tahay Caafimaadka iyo...
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomin doona Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ay ka...
Madaxweynaha Honduras, Xiomara Castro, ayaa ku dhawaaqday in dalkeedu uu doonayo in uu xiriir diblumaasiyadeed la yeesho Shiinaha, wallow go,aankaasi...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukuno dil ah ku fulisay saddex dhagar qabe oo lagu helay in...
Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay ay galinkii danbe ee shelay Badda Madow ku buburisay mid...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa hoygiisa kulan mahadcelin ah ugu sameeyay Guddoonka Golaha Shacabka...
Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho