Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta hor geeyay Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya xubnaha gudiga...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. Arrintan oo...
Agaasimaha guud Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Dowladda Federaalka ah mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ka hadlay furitaanka tababbarka...
Waxaa dardar ku socda howlgallada Khawaarijta looga xoreynayo deegaannada Jubbaland kuwaas oo ay wadaan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta...
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlay warbaahinta qaranka...
Hoggaamiyaha Shiinaha Xi Jinping ayaa mar saddexaad oo taariikhi ah ka helay baarlamaanka in ay u magacaabaan jagada madaxweyne ee...
Wasiirka Awqaafka Dalka Masar Mudane Mukhtaar Maxamed Juma ayaa tababar u furay wafuud ka kala socotay warbaahinta Dalalka Islaamka oo...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Cali Xaaji Aadam oo ay wehlinayaan agaasimaha waaxda hawlwadeenada Caafimaadka iyo lataliyaal sare...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dalka Switzerland u...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guurre ayaa guddoomiyey kulan labo geesood ah oo dhex maray...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...
Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho