Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac ayaa shir gudoomiyey kulankii ugu horeeyey guddi hoosaadka Golaha Wasiirada...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee XDS Gaar ahaan Ururka 5aad Guutada16 Danab ayaa Howlgalo Qorsheysan oo lagu baacsanayo Argagixisada ka sameeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS...
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS wuxuu kulan kula yeeshay Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa La-taliyaha Madaxweynaha...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei...
Magaalada Dowgaab ee Koonfurta Gobolka Mudug waxaa laga hirgeliyay saldhig Booliis oo baahi weyn ay u qabeen bulshada kudhaqan Dowgaab...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maana kulan wadatshi ah oo la xiriira xeerka...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta Gelinka danbe kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya xilli Abaaro baahsan ay kajiraan meelo...
khabiirka arrimaha bini’aadanimada ee guddiga dib u eegista macluusha ayaa Toddobaadkan saadaaliyay in qaybo ka mid ah Soomaaliya ay u...
Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay ku dhexmaray degaanka Ceeleey oo Hoostaga Degmada Maxaaas ee Gobolka Hiiraan Ciidamada degaanka...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in guddigu uu bilaabayo daabulidda qalabka rasmiga ah ee lagu...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Arbacada maanta ah waxa uu si...
Muqdisho, Diseembar 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar uga furay ku dhowaad 90...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho