Agaasimaha xiriirka Dibadda ee Dowladda Hoose Xamar Mudane Maxamed Xasan ayaa Magaalada Helsinki ee Caasimadda Dalka Finland kulan kula qaatay...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 18-aad...
Madaxweyanaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen,ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya. Shirkaan, ayaa...
Wafdi Xildhibaanno ah oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka koobnaa Senator Cabdixakiim macalim Axmed, Senator...
Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Cabudwaaq, ayaa kulamo kala duwan la qaatay Maamulka Degmada...
Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamse Aadan Xaadoow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ,...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre,ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Caddaaladda iyo Garsoor Madax Bannaan oo diiradda lagu...
Kooxaha Samatabbixiyeyaasha ayaa sii wada in ay soo saaraan dadka ku hosjira burburka dhismayaasha ee ka dhacay Turkiga iyo Suuriya...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Cabudwaaq ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho