Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa amray in si deg deg ah wax looga beddelo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud. Wafdiga Madaxweynaha Galmudug waxaa magaalada...
Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Xabsiga Dhexe...
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa wuxuu Xafiiskiisa Golaha iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, kulan kula yèeshay...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay...
Ku simaha Wasiirka ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo), ayaa...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani'aadanimada, Warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare,ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray mas'uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta...
Puntland iyo Hay'adaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka howlgala Garoowe oo shir ka yeeshay sidii gargaar degdeg...
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Badda...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho