Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan qado sharaf ah la...
Xoghayaha Guud ee Gobalka Mudug ahna ku simaha Guddoomiyaha Gobalka Maxamed Cali Qoobcad oo ay wehliyeen Mas'uuliyiin ka socatay Wasaaradda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ururka Bulshada bariga Africa Cabdisalaan ayaa sheegtay in Sanadkaan gudahiis Soomaliya ay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo...
Maamulka Hay’adda Maaraynata Masiibooyinka Qaranka iyo kan Hay’adda Qadar Charity ayaa gargaar beni-aadanio oo wax ku ool ah u qeybiyay...
Waxaa maanta dalka dib ugu soo laabtay qaar ka mid ah dhaawacyadii Qaraxii Zoobe 2, kadib markii lagu soo daweeyay...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Soomaaliya Dr. Ali Xaajii Aadan oo maalmahan kujoogey dalka Suudaan booqasho Rasmi ah oo uga qeybgalay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa la wadaagay shacabka iyo dowladda Galmudug munaasabadda sanadguurada sedexaad...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay Afar askari oo ka tirsnaa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho