Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa Maalintii labaad ka soconaya shirka dib u heshiisiinta oo u dhexeeyey madaxda Dowlad...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken, ayaa sheegay Talaadadii in uu kala hadlay xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain xaaladda Ukraine...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta Caasimadda Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda...
Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Howlwadaag ayaa goordhaweyd oo caawa ah qabtay labo nin oo ku eedeysan burcadnimo kuwaas oo Boolisku...
Ku Simaha Ra’iisul Ra’iisul Wasaaraha Ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug iyo wafdi u hogaaminayo oo garay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa kulan la...
Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar uga furmay magaalada Muqdisho, Tababarka...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka...
Guddiga Gaadiidka, Tamarta, Garoommada, Dekedaha iyo Hawlaha Guud, oo ku guda jira gudashada waajibaadkooda dastuuriga ah ayaa maanta sii waday...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...
Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho