Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada Aqalka Sare, oo ay shir guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Senator Deeqa...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay kulanka Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir...
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtayย Xarunta Lr.2 ee Taleefanada Dalka ee ku taallay Degmada...
Mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug iyo maamulka dagmada Gaalkacyo ayaa si wadajir ah maanta xariga uga jaray Jaamacadda Africa...
Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Raโiisul Wasaaraha ahna Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga...
Inta la xaqiijiyay 49 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Tuulada...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda, Dr Maryan Maxamad Xuseen ayaa maanta kulan la qaadatay Shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Guudย ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe waxaa uu kulan la qaatay culima'udiinka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaaย maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirkaย ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโaadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho