Wafti uu hoggaaminayo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil ayna weheliyaan agaasimaha Guud ee wasaaradda Axmed...
Booliiska dalka Belgium ayaa xiray labo ruux oo looga shakisan yahay in ay qorshaynahayeen in ay magaalada Brussels weerar ku...
Barnaamijka faaqidaada wararka ayaa maanta lagu falanqeeyay Sharciga Saxaafadda oo shalay ay meel mariyeen Baarlamaanka Soomaaliya ,waxaana ka qayb galay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf , oo ay wehliyaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho