Barnaamijka kulanka Todobadka ee jimca walba Ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamuuriyada Soomaliya iyo Telefeshinka qaranka Soomaliya Gudoomiyaha Gobalka Banaadir...
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa maanta dalka dib ugu...
Qaadku, waa qasaaraha dhaqaalaha qoyska, Qaranka iyo caafimaadka bulshada, gaar ahaan dhallinyaradii horumarka u noqon lahayd dhismaha dalka iyo daafaca...
Safiirka Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington oo sheegay Saafaraddu ay dhaqsa ku bilaabi doonto adeegyada ay Bulshada Soomaaliyeed...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...
Drs Nasra Cabdisamad ayaa si qoto dheer u sharaxday muhiimadda hal-ku-dhigga loo doortay sanadkan ee xuska Maalinta Caalamiga ah ee...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho