Cabdirisaaq Faarax oo ah La taliyaha siyaasadda ee waaxha amniga gudaha Mareykanka (Homeland Security) ayaa wareysi uu siiyay Radio Muqdisho...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee sida tooska ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay sida...
Ra,isulwasaaraha India Narendra Modi,kulankaas oo xooga lagu saaray wada shaqeynta iyo soo nooleynta xiriirka ganacsi iyo kan waxbarshada ee taariikhiga...
Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa cusub ee Magaalada Muqdisho, wuxuu dhashay 1965, wuxuuna ku dhashay magaalada...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho