Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga waxa ay shacabka Soomaaliyeed u haysaa fursado shaqo oo ku saabsan mas’uul ka shaqeeyn kara horumarinta...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka Dastuurka oo si...
Barnaamijka Bandhigga Radiyaha waxa uu ka baxaa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo Jimcaha, waxa uuna xambaarsanyahay warbixino iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed Cali, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaanaya magaalada Muqdisho. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Sheekh Ismaciil (Fartaag) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka ugu horeeyay ee ay yeeshaan shabakadda...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho