Maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay ololaha dariseynta ee ka socda xaafadaha degmadaasi, si loo...
Hay’ada shaqalaha rayidka ah ee Dowlad goboleedka Puntland (Puntland Civil Service Commission) oo qaadday imtixaankii Madax-qaybeedyada Shaqada iyo shaqaalaha ee Hay’adaha iyo...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu...
Guddomiyaha degmada Heliwaa Maxamed Axmed Xaashi ayaa sheegay in maamulka uu soo saaray amar ah in dadka deegaanka ay hortooda...
Maxkamada darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukunno ku riday eedeysanayaal maxkamada horey loo horkeenay,...
Deeqdaan lacageed oo ah mid alaaba Ururka Xanaano uu ku taakuleeyo qaar ka mida carruurta agoonta ee wax ka barata...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xuseen Yuusuf Jimcaale ayaa maantay xariga ka jaray waddo laami ah oo Maamulka...
Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa howlgallo ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya...
Mogadishu, 12 Maarso 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Maamulka degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ugu baaqay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in adeegyada bulshada ay ka hirgeliyaan...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...
Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...
Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...
Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho