Madaxweynaha Dowladd goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo Maanta ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed oo Maanta Shirka Wadatashiga Barakacayaasha soo qaban qaabisay, islamarkaana,waxaana looga hadlay xaaladaha iyo sida loo maareyn...
Waxaa Magaalada Muqdisho si diirran loogu soo dhaweeyay Cayaartooyda Toban iyo todfoba jirada ah ee Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray Magaalada Jigjiga...
Ugu yaraan shan qarax ayaa laga maqlay caasimadda Ukriane ee Kyiv-xilli la taliyaha madaxweynaha dalkaas uu ku eedeeyay inay ka...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa saakay howlgallo ka dhan ah argagixisada waxaa ay ka wadaan degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta daah furay munaasabad lagu soo bandhigayay Siyaasadda Qaran...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre,ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka...
Maamulka Degmada Dharkeenley oo ka jawaabaya Amarka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa deeq Joodariyaal ah oo gaaraya...
Wasiirka Gashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odaywaa Yuusuf Raage,...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho