Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta ku deeqday 26,000 oo dolar taasoo ka timid mushaaraadka shaqaalaha Hay'adda Duulista. Wasiirka Wasaaradda...
Dadka barakacayaasha ah ee Ku dhaqan kaamamka magaalada Ceelberde ayaa wajahaya xaalan Beni-aadannimo, dadkaan oo ka soo caracaray abaatihii Dalka...
Wasaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa maanta kulan isugu keentay dhallinyaro laga soo xuley degmooyinka Galmudug...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u-heshiisiinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaacisay liiska xildhibaannada golaha deegaanka Degmada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug,...
Madaxweynaha Dowlad Gobdoleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada Maamulkaasi ayaa...
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxay sida ugu adag u cambaareeyeen falkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho,...
Dagaalkii dhawaan lagaga xoreeyay Khawaariijta degaanka Masaaji Cali Guduud, ayaa waxaa kooxaha argagixisada ah lagaga soo furtay Gawaari faraban oo...
Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa manta qabatay kulan duco iyo xus ah oo loo dhigay muwaadiniintii Khawaarijtu Ku Xasuuqday Isgoyska...
Milatariga Kuuriyada Koonfureed, ayaa sheegay in subaxnimadii hore ee maanta, Kuuriyada Waqooyi ay dhowr Gantaal oo nooca ballistic-ga ah ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa...
Afartaan Eedeysane, ayaa lagu Eedeyey Kamid Noqoshada Khawaarijta oo ay qaabilsanaayeen Fulinta Qaraxyada, Dilalka Gaadmada ah, Basaasid, Tashkiilin iyo Kala...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Dhexe...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa kulan...
RADIO MUQDISHO:Munaasabadda sanad guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho