Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah oo...
Sareeyo Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanka Xawaadlay ee Gobalka Shabeelaya dhexe oo dhawaan laga xureeyey ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Guutada 17-aad ee kumaandooska CXDS ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay degaano ay kamidyihiin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyne halkaasi oo uu ku...
Shacabka ku dhaqan Degmadda Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay Laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Casho sharaf u sameeyay xalay Cayaartooyda Xulka...
Waxaa caawa Magaalada Muqdisho la soo gaarsiiyey 17 ruux oo kamid ah dad shacab oo galabtay Argagixisada arxanka daran ee...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar soo dhaweyn heer sare ah ugu sameeyay Cayaartoyda Xulka Qaranka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo qaraabada ay ka baxeen Allaha...
RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir...
RADIO MUDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa xalay hoygiisa ku sameeyay casho-sharaf...
RADIO MUQDISHO:- Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya ee Canada iyo Mareykanka Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho