Madaxda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta magaalada Muqdisho kullan kula yeeshay Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda,...
Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame ayaa sheegay in maamulka degmadu mamnuucay in la dhiso dhul aan ogolaasho looga haysan...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa maanta kulan la qaatey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Thomas...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta mudane Caydaruus Macallim Xasan Cabdulle ayaa maanta kulan la...
Koobka 17 jirada bariga iyo bartamaha Africa ayaa wiilasha xulka qaranka Soomaaliya ee 17-jirada ka yar ka gaaray final-ka tartanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo...
Wasaaradda deegaanka, isbadalka Cimilada iyo horumarinta reer miyiga dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo agaasintey aqoon is waydaarsi ku saabsan Wadatashiga...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan ku dilay 50 ka tirsan maleeshiyaadka dhagar qabayaasha nabadiidka Al-shabaab,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ...
Somalia H.E. Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Hamza Abdi Barre, Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, Senate Speaker Abdi Hashi...
The Somali community in Canada marked the 66th anniversary of Somalia's independence with Somali Heritage Week 2026, a week-long programme...
Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loogu maamuusayay 66-guuradii ka soo wareegtay markii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho