Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen,ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed...
Kulan looga hadlaaya Xaquuqad Carruuta iyo Haweenka oo Muqdisho kusoo idlaaday. Waxaa soo Agaasintay kulankaan Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo Xaquuqul...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Cali Dogey,ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka daah furey Tababar ku...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali "Doodishe" ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay howl-galada Ciidanka Amaanka. Ciidamada amaanka oo...
Wararka ka imaanaya deegaanka shiila- gaduud oo u dhaxeeya deeganka Ceel baar iyo Degmada Baladweyne ayaa sheegaya in halkaasi saakay...
wararka ka imaanayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Tiro kamid ah maleeshiyada argagixisada al-shbaab ay ku halagsameeyn qarax kula kacay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka hadlay dilka Horjooge sare Cabdulaahi Nadiir oo argagixisada u...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa daah-furtay Ololaha talaalka jadeecada oo socon doona muddo 5 maalin ah, waxuuna...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho