Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Cabdiraxmaan Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay jaaliyadda...
Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo...
Cabdulaahi Cali Xuseen (Cali Qoodaar) oo Maleeshiyaadka kooxda Al shabaab ka Askareeyeen Magaalada Bacadweyne oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa...
Labo ayaa dhimatay tiro kalena waxaa la soo sheegayaa in ay ku xanuunsadeen ka dib markii ay ka cabbeen ceel...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir oo ay wehelinayaan...
Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Xildhibaan Cabdisaabir, Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo Saraakiil ka tirsan ciidanada xoogga ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo warbixin ka dhageystay Wasiirada Haweenka heer Federaal iyo mid Dowlad...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa sheegtay shirka caalamiga ah ee Hay’adda...
Ciidanka Xoogga, gaar ahaan ururka 9-aad, guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen...
Munaasabadan oo kulmisay madaxda Isbitaalka Banaadir, Xildhibaanno, Dhaqaatiir, Cilmibaarayaal iyo qeybaha kala duwan ee bahda Caafimaadka ayaa lagu daahfurayey Xarunta...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho