Guddoomiyaha Degmada Xudur ee xaruunta Gobolka Bakool Cumar Cabdulaahi Maxamuud "ATUU" ,ayaa maanta kormeer iyo indha-indheyn ku tagey mashruuca dib...
Guddoomiya gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Dhallinyarada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...
Hawl-wadeenno ka socda wasaaradda qorsheynta,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa safar aqoon kororsi ah shan cisho ah ku soo qaatay ...
Ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa dadka deegaanka oo sii wada howlgalada ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab ayaa saakay la wareegay...
Saraakiisha ciidamada xoreynta deegaanada koonfurta gobolka mudug ayaa sheegay inay sii wadayaan dagaalka gobolka Mudug looga ciribtirayo maleeshiyaadka Al-shabaab Saraakiishaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa maanta kormeer uu ugu...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa xoreynta deegaannada bariga gobolka Galgaduud ayaa galinkii dambe ee maanta si nabdoon kula wareegay deegaanka...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaama,c ayaa guddomiyey kulan looga hadlayey doorka Haweenka ay ku leeyihiin...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho