Kooxaha argagaxisada ah ee Al shabaab ayaa gubay Ceelashii biyaha ay ka dhaansan jireen dadka ku nool tuulooyinka Bukure, Hees...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa kala arrinsaday iskaashiyada ganacsi ee...
Soomaaliya maanta waxa soo saartay go'aan ku taageerayso midnimada dal weynaha Jamhuuriyadda shacbiga ah ee China, waxa ay hoosta ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Xasan binu...
Xarunta Golaha Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada dhuusamareeb, Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay kal-fadhiga 5-aad kulankiisa 1-aad, fadhiga maanta...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirkii Dowladda Kenya u joogay dalkeenna...
Waxaa maanta markale xarunta Madaxtooyada degmada Cadaado, lagu doortay lix xubnood oo ka tirsan golaha deegaanka Cadaado, kuwaas oo tiradooda...
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in golahiisa Wasiirrada uu ku soo xushay, hannaan ku saleysan wadatashi, aqoon, karti, khibrad iyo waayo...
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha bini-aadanimada iyo gurmadka abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay magalaada...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho