Guddiga ku meel-gaarka ah ee Ciidamada Amaanka Dowlad degaanka Soomaalida ayaa shaaca ka qaaday inay dileen in ka badan 800...
Sarkaal sare oo ka tirsan Dawladda Maraykanka ayaa sheegay in sare u kaca ku yimi cuntada adduunka uu saameeyey dalalka...
Sida ay sheegayaan wararka Saddex Carruur ah oo walaalo ah ayaay miino kula qaraxday meel u dhaxaysa degaankaHabuura ee gobalka...
Siihaya Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha, Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir, Xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo Xukuumadda magacaaban, ayaa ka qaybgalay...
Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa saaka saladii subax Howlgal Qorsheysan ka fuliyey tuulada Neebsooy oo 40 KM...
Ciidanka xooga dalka ayaa fashiliyay gaari nooca xamuulka ah oo aragagixisada kasoo buuxiyeen waxyaabaha qarxa kaasi oo dooneyeen inay gudaha...
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Shaacir Sheegoow Maxamed iyo Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali Cabdi ayaa garoonka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Galmudug ayaa Cabdi Maxamuud Xirsi (Goodle) u magacaabay in uu noqdo Agaasimaha guud ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa uga tacsiyeeyey ehellada, bahda saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed,...
Wafdigan uu hogaaminaayo Wasiirka difaaca XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ay wehiyaan taliyaha ciidanka xooga ganaraal Odawaa Yuusuf Raage iyo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Mudane...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho