In ka badan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ku dileen deegaanka Abooreey oo qiyaastii 25Km...
Wakaaladda wararka ee Tass oo soo xiganaysa ciidamada ilaalada xudduudaha ee Tajikistan, ayaa sheegtay in ciidamada Kyrgyzstan, ay dib u...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa xalay degaanka Abooreey oo qiyaastii 25-Km dhanka bari kaga beegan degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka Marwo Kristalina Georgieva ayaa...
Maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa xalay miino nooca dhulka la galiyo ah ku Qarxiyay gaari ay saarnaayeen dad...
Cidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kubaxay deeganka Yasoman ee gobolka Hiiran halkas oo dad shacab ah qarax lagula eegtay xilli...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xooga Dalka ayaa ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu ka qeybgalo kulan ka dhacaya Machadka...
Deegaannada Galmudug waxaa ka socda qorshe lagu dhireenayo dhammaan degmooyinka uu maamullo maamul Goboleedka Galmudug. Dada dega deegaannadaas ayaa...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabduqaadir Cali iyo wafdi uu hogaaminayo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho