Liiska Xildhibaanada Shahaadada qaatay ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaa xusid mudan Xubnaha Baarlamaanka Labada Gole ee Koonfur Galbeed ay...
Waxaa hoolka Afisyoone ka socota qaban qaabada xafladda dhaalinta xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka 11 aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, guddiga...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa caawa fasaxay kuraasta kala ah HOP204 iyo HOP103, oo laga soo doortay deegaanada Koonfur Galbeed....
Wasiirka Gaadiidka iyo Dulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta shir gusdoomiyay Shir ay Muqdisho...
Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka ayaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diray fariin ah in Xildhibaannada oo wata aqoonsiyadooda ay...
Hey'adda cuntada adduunka ee WFP oo kaah-shaneysa Wasaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb xalay ku qabatey munaasabad...
Magaalada NEW DELHI Caasimadda Dalka Hindiya, Xafiiska Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Hindiya waxaa si rasmi ah Xilalka ugu kala wareegay...
Wasiir ku-Xigeenka wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS, Marwo Nuuriya Aadan Ciise ayaa Magaalada Muqdisho ka daah furtay kormeerka...
Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa magaalada Nairobi, caasimadda dalka...
Horjooge Cabdiraxmaan Talxo Shuuke, oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta, ayaa maanta isku dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan ururka Galayr...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Xamse Aadan, ayaa sheegay in Soomaaliya ay hoggaaminayso dadaallada Golaha Ammaanka ee...
Geesiyada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sii wada howlgal qorsheysan oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta, iyagoo ku baacsanaya dhulka howdka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho