Madaxweynaha Jubnaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, ka dib safar qaatay muddo laba todobaad...
Waxaa maanta lasoo gaba-gabeeyay tartan cilmiyeedkii bishii barakeysneed ee Ramadaan ka baxay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, iyadoo abaal marinadii ay muteysteen...
Wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Qatar Charity ayaa soo booqday Isbitaalka Demartino si ay ugu kuur galaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey oo soo gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa si...
Kulanka oo ku saabsan Horumarinta degaanka ee shanta sano ee soo socota oo laga daah furay Gaalkacyo. Kulanka waxaa daah...
Waxaa umadda Soomaaliyeed ka baxay shumicii Fanka Soomaaliyeed Boqoradii codka dabacsaneeyd Fankana ka gaartay fiinta sare. Dhaxal aan salguuri ayeey...
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dr. Fowsiyo Abiikar Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Abdinaasir Mukhtaar Ibraahin iyo qaar kamida Agaasimayaasha...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Ayaa maanta Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha u magacaabay...
Bankiga Dhexe ayaa oggolaaday in shati (license) la siiyo labada Bangi ee kala ah; Banque Misr Banque Misr بنك مصر iyo Ziraat...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho