Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo si...
Mid ka mid ah TV-yada Ruushka ayaa Jimcihii shalay baahiyay muuqaallo ku saabsan muwaadiniin Mareykan ah oo lagu la’aa dalka...
Howlgallo lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka socda deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Beledweyne, Matabaan iyo Maxaas ee Gobolka Hiiraan....
Waxaa saaka dalka ka bilaabanaya Imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo ay qaaddo wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta...
Maamulka Galmudug oo war ka soo saaray dagaalkii Baxdo ayaa dadka deegaankaas ku bogaadiyey sida ay isaga caabiyeen weerarkii ay...
Barakacayaasha ku jira Kaamamka Magaalada Galiinsoor ayaa lagu soo waramay in ay wajahayaan xaalad adag oo dhanka noolasha ah iyo...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha XFS Siciid Xuseen Ciid ayaa manta daah-furay Masraxa Horumarinta Beeraha oo muddo 30 sano kadib lagu sameeyay...
Xubnaha safaaradda Kanada oo uu hoggaaminaayay xoghaya koowaad ee safaaradda ayaa warbixin ka siiyay Ergayga howlaha horumarinta iyo gargaarka isugu...
Wasaiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo Warbaahinta Qaranka Soomaliyeed kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug ayaa faahfaahin...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa xeray tababar ku saabsan hal abuurka waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada. 36 suxufiyiin ah oo...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad, oo gaaray magaalada Caabudwaaq, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa maanta booqasho...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta iyo Guddoomiyaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho