Horjoogihii Jabhadaha ee argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Hiiraan iyo 60 dhagarqabe oo kale ayaa maanta lagu dilay howlgal qorsheysan...
Ururka 4-aad guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Goobaale ee gobolka...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorshaynta, horumarinta dhaqaalaha...
Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay kooxo weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday saldhigyada booliska qaar ka mid ah...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowlad Goboleedka iyo Shacabka Puntland, ayaa...
Kulan deg deg ah oo ay yeesheen golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu cambaareeyay xiisadda sii xumaaneysa ee Ukraine,...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda qorsheynta Qaranka XFS, Mudane Asad Yusuf oo ay wehliyaan Agaasimaha hay’adda tirakoobka Qaranka, Mudane Sharma’rake Faarax...
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa si habsami leh uga socota doorashada Shan kursi...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa billaabay doorashada shan kursi (5) oo kamid ah kuraasta 43-da...
Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari hubeysan uu isticmaalo mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban...
Xaaladda abaarta ah ee dalkeena ka jirta ayaa galaafatay xoolihii ay bulshada dhaqaneysay, waxaana tusaale kuugu filan Neefka sawirka ka...
Dhammaan Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa ay ka tacsiyadeynayaa geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐣𝐢...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha ku sugan magaalada Laascaanood , oo ka mid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho