Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka qeybgalaya xafladda caleemo-saarka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda...
Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka oo Khamiis ah garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay wefdi uu...
Sida uu qorshuhu yahay, waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhici doonta xafladda caleemo-saarka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda Soomaaliya mudane...
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Gobolka...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshir (Abshirow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digreeto Madaxweyne waxa uu ku magacaabay La-Taliyeyaasha Arrimaha Dastuurka iyo Arrimaha...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta si diiran loogu soo dhoweeyay Muqdisho....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka...
Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Omar Ali Rooble iyo shirkadaha duulimaadyada ee sanadkaan ka shaqeynaya...
RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...
RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho