Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, ayaa ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad dugsiyeedka...
Guddoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir Jawahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Barqab) ayaa maanta deeq raashin ah u qeybisay dadka qaba baahiyaha gaarka...
Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Taliska Ciidanka Booliska Dagmada ayaa ku amray milkiilayaasha gaadiidka moota bajaajta ee ka shaqeeya...
Ku-simaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Tacliinta Sare Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ismaciil Yuusuf...
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo barakacay Magaalada Muqdisho, balse hadda wajahaya...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta...
Labo wariye oo ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku dhaawacmay, halka darawal la socdayna la dilay ka dib...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dilay madaxii argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa Jabhada Gobolada Baay iyo Bakool kadib howlgal ay ka...
Xanuunkan ayaa la xaqiijiyey in uu ka dilacay dalalka Kanada, Faransiiska iyo Mareykanka, saraakiil caafimaad ayaa sheegay in Xanuunkan uu...
Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan cutubyo ka tirsan kumaandooska Danab, ayaa howlgalo lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyay deegaanada Maracadde, Galka...
RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...
RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho