Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyey Madaxtooyada Koonfur Galbeed...
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Carabiya, Saalim Macoow Xaaji oo uu weheliyo qunsulka guud ee Soomaaliya u jooga...
Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Galmudug Axmed Xuseen Shire Bukhaari iyo Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Mudug G/dhaxe Cali Muuse Maxamuud ayaa ...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Dhirta iyo Daaqa ee Galmudug, AxmedNuur Xaaji Cusmaan oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Baarlamaanka Galmudug Cabdullaahi...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf Raage iyo Saraakiil kale ayaa maanta safar howlo shaqo ah ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed...
Deeqdaan oo ka timid Dowladda Imaaraadka carabta ayaa lowgu tala galey dadka abuuruhu ku dhufteen ee ku kala sugan gobalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka...
RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...
RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho