Hay’adaha samafalka ee Save the Children iyo Church ayaa beesha caalamka ugu baaqay in gargaar bini’aadantinimo oo degdeg ah la...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxii ka dhacay Liido uu ahaa dhagarqabe isa soo miidaamiyay oo ku qarxay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhagax dhigay dhismaha Garoonka diyaaradaha Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo...
Safaaradda Soomaaliya ee Masar ayaa maanta soo gabagabeysay deeq caawimaad ah oo maalmahaan la gaarsiiyay qoysaska danyarta ah ee Masar...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa shahaadada xildhibaanimo ee BJFS gudoonsiiyey afar xildhibaan oo kala ah: 1. Cabdullahi Abuukar Xaaji (Carab)...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Ceelwaaq, halkaas oo...
Senator Cisman Abokar Dubbe, ahma wasiirka warfaafinta XFS ayaa shaaciyay in uu u tartamayo xilka guddoomiyaha golaha aqalka sare ee...
Waxaa maanta bilaabatay doorashada degmada Ceelwaaq ee deegaan doorashada 2-Aad ee Jubbaland, waxaana ilaa hadda la doortay ugu yaraan afar...
Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa maalintii labaad waxay Koonfurta Gobolka Mudug ka wadaan howlgallo lagu baacsanayo argagixisada Al-Shabaab. Ciidankaan oo kaashanaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho