Wasiirka Howlaha Guud ‘ Dib u dhiska iyo Guriyeynta XFS ayaa daahfuray shir lagu ansixinayo Mashruuca Dib u dhiska Wadooyinka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulan la yeeshay ururada bulshada rayidka...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hidaha iyo Tacliinta Sare, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Eng Hon Cabdullaahi Abuukar Xaaji , ayaa daah-furay Barnaamijka...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirada u kala jooga Midowga Yurub...
Agaasime Gobaleedka Bariga iyo Bartamaha ee Ururka Caafimaadka Adduunka Dr. Ahmed Al-Mandhari oo ay wehelinayaan, Agaasimaha Hawlgallada ee Xafiiska EMRO,...
Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad Xarunta Aqalka sare ka wada Diiwaangelinta Musharaxiinta u tartamay Madaxweynaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan salaan iyo hambalyo ah...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Hon Cabdullahi Abuukar Haji , ayaa daah furay Qorshaha...
1’ Musharrax Madaxweyne Sheekh Shariif Shiikh Axmed oo is Diiwaangeliyay ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya. 2’ Musharrax...
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa aqoonsaday xildhibaannada laga soo dortay degmada Ceel waaq inay xildhibaannada saxda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho