Ra’iisal wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi. “Waxaan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Alle ha...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qadar, ahna wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax oo ku sugan Degmada Galdogob ayaa kormeer ku...
Xafiiska Hagidda Mashaariicda Midowga Yurub ee NAO-Soomaaliya ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaaha ee Xukumaadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxa...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka North West ayaa magaalada Rustenburg ku doortay Guddoomiye cusub kadib markii Guddoomiyahii hore xilka uu ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Cabdullaahi Cumar Aadan iyo madaxda Mashruuca Biyoole ee Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku wareejiyay, Wasaaradda...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa maanta soo gaba gabeenaya doorashada kuraasta deegaan doorashada koobaad ee magaalada...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho