Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo ay weheliyaan Mareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka ah iyo Agaasimaha Hay'adda Socdaalka ayaa...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen gudigga u ololeeynta iyo xaqiijinta qoondada Haweenka ugu yaraan 30% ee Baarlamaanka Federaalka Iyo Wasaaradda...
Madaxweynaha Dowlada Gobaleeedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay ku-xiigeenka Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo uu wehliyo Safiirka Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya u jooga Masar ahna...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Mareykanka ayaa xubno ka tirsan argagixisada Al-Shabaab la beegsaday duqeyn dhanka cirka ah oo ka...
Booliska dalka Ukraine ayaa shaaciyey in la xaqiijiyey geerida 7 qof oo lagu dilay duqeymaha Ruushka, saraakiisha booliska ayaa warbaahinta...
*Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amray in howlgal gaar ah ciidankiisa ku qaadaan dalka Ukraine Khamiista maanta ah si loo ciribtiro...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada dhawaan la doortay ee...
Wajiga Kowaad ee shirka horumarinta Daah-furnaanta iyo dowlad Wanaagga oo ay ka qayb qaleen dhammaan mas’uuliyiinta hay’adaha kala duwan ee...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qayb galay kulanka labaad ee Guddiga Fulinta...
RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho