Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland Dr Siyaad Maxamed Mursal ayaa shaaciyey in maalinka barri ah oo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray Dhismaha...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Sheekh Xasan ayaa daahfuray markii u horeysay Shirkad ka shaqeyn doonta Nadaafada iyo Bilic soo...
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka XfS oo kaashanaysa dalada hay’adahaa aan dowliga ee (NGO Consortium) ayaa maanta ka shir wadatashi ka furtay...
Warka ka soo baxay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee khuseeya shaqada Ra’iisul Wasaaraha iyo isku daygiisa in uu ciidan...
Guddiga doorashooyinka heer dolwad goboleed ee Jubbaland ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaba-gabeeyaan diiwaangelinta Musharaxiinta lix kursi oo...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay qabashada doorashada 10 kursi oo ka tirsan kuraasta xildhibaanada Golaha Shacabka...
Wareegto uu soo saaray Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ugu...
RADIO MUQDISHO(BAAY):-Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay),ayaa safar shaqo ku gaaray...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar muhiim ah u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho