Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuquraadiyeynta Puntland ayaa magaalada Boosaaso ku soo dhaweysay qaxooti u dhashay Dalka Yemen iyo muwaadiniin...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ayaa soo saartay war-saxaafadeed kaga soo horjeesatay doorashada ay qabsadeen guddiga Olombiyada Soomaaliyeed, waxaana ay magacawday...
Iyadoo mudooyinkan dambe ay caasimadda Addis Ababa ka socotay munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayey arrimaha dhaqanka, dalxiiska iyo ganacsiga...
Kulan Isbarasho iyo xog is waydaarsi ah oo uu soo diyaariyay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, Qeybta Waxbarashada Caruurta ee (Xanaanooyinka)...
Wasaaradda Caddaaladda Awqaafta iyo Diinta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, ayaa maanta shahaadada diwaangalinta dugsiyada Qur'aanka siisay qayb ka mid dugsiyada...
Magaalada caasimadda Dalka Hindiya ee New Delhi ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirwaynaha caalamiga ah ee Hay’adda (ISA) ee...
Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, gaar ahaan Waaxda Caafimadka Qoyska qeybta Nafaqada ayaa soo gaba-gabeeysay kormeer iyo tababar. Iyadoo kormeerka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga kaga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Aqalka martida ku qaabilay xubnaha cusub ee loo doortay Aqalka Sare...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Marwo Nuura Mustafa Mukhtaar, ayaa ka qeybgashay munaasabadda daahfurka Mashruuca Tamarta la Cusboonaysiin...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda, Mudane...
Wafdi ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho