Wasiirka Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Injineer Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdulaahi Carab), ayaa daah furay Barnaamijka...
Guddiga Hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka wada...
Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ka Qaybgalay Munaasabad Bilado iyo Shahaadooyin lagu Guddoonsiinayey Ciidamo ka tirsan Howlgalka AMISOM...
Duqa degmada Gaalkacyo ee Galmudug mudane,Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Jimcaale ayaa magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda kaga qeyb galay shirka...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo bishii Augost 2019 agagaarka tarabuunka ku...
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa deeq raashin ah oo cadad ahaan gaarayso 20 Tan gaarsiiysay Magaalada Baladweyne ee...
Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal mudane ,Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha guud ee GHDHF u magacaabay mudane, Cabdiraxiim...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Jabuuti Salaad Cali Jeelle oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in safaaraddu ay ku guuleysatay...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho