Maamulka Degmada Hodan iyo Holwadaag. ee Gobalka Banaadir oo kaashanaya Qeybta Booliska waliyow Cade ayaa Maanta waxa ay howlgal lagu...
Waxaa Magaalada Hagua ee dalka Holand ka socota dhageysiga Go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee dacwadda Baddeena ee Kenya nagu heesato....
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaraddaha...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta qaabilay Wafdi Wasiiro ah oo ka socda maamul...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay tababar ku saabsan; ilaalinta xuquuqda carruurta,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda salaanta calanka si loo weyneeyo Maalinta asaaska...
Madaxda Maamul Goboleedyadda Dalka ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyay 67-sanno guurada ka soo wareegtay maalintii la sameeyey calankeenna oo ahayd...
Guddiga Doorashada Galmudug oo uu hogaaminayo Gudoomiye Mohamed Dahir Guled iyo Guddiga FEIT oo uu metelayey Cabdicasiis Cabdirahman ayaa la...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta calankeenna ee 12ka October oo...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa manta Ardada Iskoolka Public sacondary kala qeybgalay Xuska munaasabadda Maalinta...
Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada Jeddah kulan ay kaga hadleen horumarrada...
The Council of Foreign Ministers of the Organization of Islamic Cooperation (OIC) held its 22nd extraordinary session today, Saturday, 10...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, delivered a speech on Saturday evening at the...
Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo khudbad ka jeediyay Shirka Wasiirrada Arrimaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho